Nin Boorso lacag badan ku jirtay helay oo diiday in abaal marin la siiyo (Daawo Sawirada)

Nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Bangaladesh kuna nool magaalada Roma ee caasimada dalka Talyaaniga ayaa soo jiitay indhaha bulshada dalkaasi iyo kuwa caalamka kadib markii boorso lacag ku jirtay uu helay u celiyay qofkii lahaa. Mossan Rasal, oo 23 jir ah, ayaa wado dhax marta magaalada Roma ka helay boorso yar ay ku … Continue reading Nin Boorso lacag badan ku jirtay helay oo diiday in abaal marin la siiyo (Daawo Sawirada)